Macallinku lacag ma bixinayo. Wuxuu helayaa affiliate link, commission, referrals iyo withdraw request. Account-ku wuxuu sugayaa approval-ka Admin-ka.
Buuxi xogta macallinka iyo schools-ka uu wax ka dhigo.
School kasta wuxuu hoos ugu furmayaa si nidaamsan.