Platform-ka Ardayda Secondary

Akhri. Baro. Tartam. Kasbo Guul & Abaalmarin.

Secondary Pro waa platform waxbarasho oo loogu talagalay ardayda Secondary. Waxaad ka helaysaa E-Books dhiirigelin ah, tartamo Form One ilaa Form Four ah, leaderboard, ranking, certificates, iyo affiliate system aad ku kasban karto $0.50.

+2,500 Arday ayaa nagu biiray ★★★★★
BEST VALUE
$2

Per Month

Unlimited E-Books Access
Tartamo Heerkaaga U Gaar ah
Leaderboard & Ranking
Affiliate Program ($0.50)
Certificates & Rewards
Get Started Now

E-Books

Buugaag dhiirigelin iyo horumarineed oo tayo leh.

Tartamo

Tartamo form 1 ilaa form 4 heer kasta u gaar ah.

Affiliate

Kasbo $0.50 qof kasta oo link-gaaga paid noqda.

Certificates

Hel certificate iyo ranking markaad guuleysato.

E-Books muhiim ah oo Ardayda Secondary-ga Kor u Qaadaya

Buugaagtan waxay ardayga ka caawinayaan motivation, time management, fahamka casharrada, imtixaanka, iyo akhlaaqda.

Guusha Ardayga Secondary-ga

Guusha Ardayga Secondary-ga

Buug ka hadlaya sida ardaygu u noqdo mid guulaysta, leh hadaf, nidaam iyo dadaal joogto ah.

  • Hadaf waxbarasho
  • Jadwal maalinle ah
  • Ka gudbid caajiska
Sida Loo Maamulo Waqtiga

Sida Loo Maamulo Waqtiga

Buug ardayga baraya sida waqtiga loo qorsheeyo, loo ilaaliyo, loogana badbaado waqtiga lumiska.

  • Jadwal sax ah
  • Ka fogaanshaha mobile-ka badan
  • Nidaam joogto ah
Dhiirigelinta Ardayga

Dhiirigelinta Ardayga

Buug xoogga saaraya kalsooni, fikir wanaagsan, cabsi jabin, iyo dhiirigelin gudaha ah.

  • Kalsoonida nafta
  • Ka fogaanshaha fikirka xun
  • Noqo arday guulaysta
Sirta Akhriska iyo Fahamka

Sirta Akhriska & Fahamka

Buug ardayga baraya sida loo akhriyo, loo fahmo, loo qoro notes, loona xafido casharrada.

  • Akhris faham leh
  • Notes fiican
  • Review system

Tartamada Ardayda

Arday kasta wuxuu ka qayb gali karaa tartamada heerkiisa oo keliya.

FORM1

Form One

Tartamo gaar ah oo loogu talagalay ardayda Form One.

Ka Qaybgal
FORM2

Form Two

Tartamo gaar ah oo loogu talagalay ardayda Form Two.

Ka Qaybgal
FORM3

Form Three

Tartamo gaar ah oo loogu talagalay ardayda Form Three.

Ka Qaybgal
FORM4

Form Four

Tartamo gaar ah oo loogu talagalay ardayda Form Four.

Ka Qaybgal

Affiliate System - Kasbo $0.50

Arday kasta wuxuu helayaa referral link gaar ah.

Referral Link Gaar ah

Markaad iska diiwaangeliso Secondary Pro, system-ku wuxuu kuu sameynayaa referral code iyo link kuu gaar ah.

Invite Students

La wadaag link-gaaga saaxiibadaada, school-kaaga, WhatsApp, Facebook, ama TikTok.

Kasbo $0.50

Marka user-ka aad keentay uu noqdo paid member, commission-kaaga ayaa kuu muuqanaya dashboard-ka.

World Class Ranking System

Leaderboard & Ranking

Tartamada Secondary Pro waxay leeyihiin score automatic ah, percentage, ranking, leaderboard, top students, medals, iyo certificates.

1
Top Student

Form One

98%
2
Smart Learner

Form Two

94%
3
Rising Star

Form Three

91%

2,500+

Ardayda Ku Biiray

6

Premium E-Books

4

Form Competitions

$0.50

Affiliate Commission

Ku Biir Secondary Pro Maanta

$2 bishii kaliya — hel E-Books, tartamo, leaderboard, certificates iyo affiliate earnings.

Is Diiwaangeli Hadda